Canva
Isticmaalka Website-ka Canva –
Waxaan website-ka Canva.com u isticmaalaa naqshadeynta sawirro kala duwan. Waxaan ka sameeyaa shan bog oo muhiim ah:
- Home (Bogga Hore): Halka aan ka bilaabo mashruuc cusub ama aan ku arko shaqooyinkii hore.
- Templates: Bog laga helo naqshado diyaarsan oo fududeynaya shaqada.
- Projects: Halka la kaydiyo dhammaan faylasha la sameeyay.
- Apps: Qeybta lagu daro barnaamijyo kale sida Google Drive, Instagram, iwm.
- Brand Hub: Bog u gaar ah naqshadaha calaamadda (brand-ka) sida midabada iyo font-yada.
Faa’iidooyinka Canva:
- Fudayd: Si sahlan ayaa wax loogu naqshadeyn karaa.
- Khayraad Diyaar ah: Templatyo badan oo bilaash ah.
- Online ah: Looma baahna in wax la soo dejiyo.
- Iskaashi fudud: Waxaad la shaqeyn kartaa dadka kale online.
- Naqshad Xirfadaysan: Waxaad abuuri kartaa nashqado tayo sare leh adigoon xirfadle ahayn.
Canva waxay iga caawisaa inaan si degdeg ah u sameeyo naqshado qurxoon oo wax tar leh.
https://app.netlify.com/drop
Comments
Post a Comment