ch3 assigment
Hakaan waxaa ku sameeyay design 5 page ah kaas oo aan ku design gareeyay figma app, figma waa good aad uqurx badan, oo aan kaaga faa'iideesan karno inaa kusoo muuji designs qurux badan ,
Sidoo kle waxaa ka heli karnaa designo qurux badan oo diyaarsan runtii goobta waa goob cajiib ah oo qurux badan ,oo aan kusoo bandhigi karno websiteyo qurx badan.
Hadaba Websiteka aan idin Soo bandhiji doono waa mid aniga nashqadiisa diyaarsady oo gacantayda ku sameestay waxan rajeynaya inaa ka bogan doontan mahadsanidiin!
Comments
Post a Comment