Posts

Showing posts from May, 2025

Canva

  Isticmaalka Website-ka Canva – Waxaan website-ka Canva.com u isticmaalaa naqshadeynta sawirro kala duwan. Waxaan ka sameeyaa shan bog oo muhiim ah: Home (Bogga Hore): Halka aan ka bilaabo mashruuc cusub ama aan ku arko shaqooyinkii hore. Templates: Bog laga helo naqshado diyaarsan oo fududeynaya shaqada. Projects: Halka la kaydiyo dhammaan faylasha la sameeyay. Apps: Qeybta lagu daro barnaamijyo kale sida Google Drive, Instagram, iwm. Brand Hub: Bog u gaar ah naqshadaha calaamadda (brand-ka) sida midabada iyo font-yada. Faa’iidooyinka Canva: Fudayd: Si sahlan ayaa wax loogu naqshadeyn karaa. Khayraad Diyaar ah: Templatyo badan oo bilaash ah. Online ah: Looma baahna in wax la soo dejiyo. Iskaashi fudud: Waxaad la shaqeyn kartaa dadka kale online. Naqshad Xirfadaysan: Waxaad abuuri kartaa nashqado tayo sare leh adigoon xirfadle ahayn. Canva waxay iga caawisaa inaan si degdeg ah u sameeyo naqshado qurxoon oo wax tar leh. https://app.netlify.com/drop